Wasiir dowlada Imaaraadka ugu hambalyeeyay Guusha ay ka gaareen Dagaalkii ka socday…

Maleeshiyaad aad u hubeesan oo taageero ka hela dowlada Imaaraadka Carabta ayaa la wareegay inta badan magaalada Cadan oo xarun u aheyd dowlada caalamku aqoonsan yahay ee Yeman. Ciidamada dowlada ayaa dagaal adag kala hortagay maleeshiyaadka hubeesan ee Gooni goosadka koonfurta Yeman, waxaana ugu dambeyn ciidamada lagu jabiyay hubka gaashaaman oo dowlada Imaaraadka ku taageertay … Continue reading Wasiir dowlada Imaaraadka ugu hambalyeeyay Guusha ay ka gaareen Dagaalkii ka socday…